Ma dhab baa in dad looga shakiyey cudurka Coronavirus lagu fasaxay Muqdisho?

Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka hadashay warar sheegaya in dad qaba cudurka Coronavirus oo ka soo degay garoonka dayuuradaha Aadan cadde lagu soo fasaxay magaalada Muqdisho ka dib markii la waayey goob lagu karantiilo. Qoraal ka soo baxay wasaarada ayaa arrintaas so weyn loogu beeniyey, waxayna wasaaradu sheegtay in hadda aysan jirin khatar laga walaaco … Continue reading Ma dhab baa in dad looga shakiyey cudurka Coronavirus lagu fasaxay Muqdisho?